Dadka usoo dacwo taga Maxkamada gobolka galgaduud Ayaa ka hor inta aan dac wadooda la qaadin waxa la waydiiyaa in ay baxshaan lacago howl fudi deyn ah si loo qaado dacwa dooda.
Balse arintaan oo dadka qaar ay aamin san yihiin in ay tahay mid ku adag dadka dac woonaaya, Ayaa qaar kamida garsoorka maxkamada gobolka galgaduud waxa ay sheegen in tan sabab teeda ay tahay kadib markii garsoorayaasha ay xaquuqdooda ay ka waayeen maamulka.
Balse xubno kamida maxkamada gobolka galgaduud ayaa maanta waxa ay shaaca ka qaaden in wxii maanta ka dan beeya ay san lacago ka qaadi doonin dadka dacwoonaya.
Waa kan shiiq maxamed guuled kaynaan oo kamida garsoorka gobolka galgaduud oo sharaxa arintaasi….
Dhinaca shiiq maxamed guuled kaynan ayaa sheegay in
Garaoora yaasha maxkamada gobolka galgaduud ayaa marka qaar sheega in ay san helin wax muhsaarad ah taasina ay cuur yaamin karto howlaha shaqo.

