Home Dhageysi Dhageyso:-Marxiin Ka Tirsanaa Boliska Somaliya oo Dowlada Ugu Baaqay In Meedkiisa Bananka...

Dhageyso:-Marxiin Ka Tirsanaa Boliska Somaliya oo Dowlada Ugu Baaqay In Meedkiisa Bananka Loo Keeno

369

Ehelada Marxuum Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed oo ku dhex geeriyooday xerada taliska ciidanka daraawiishta ee sheelare jimcihii lasoo dhaafay kaas oo geeridiisa warar kala duwan ay horay uga soo baxeen ayaa waxa ay sheegeen in sargaalka ay shirqooleen saraakiil kale sidaasina lagu dilay.

Waxa ay sheegeen in ay dileen taliyeyaal ay magacyadooda shaaciyeen kuwaas oo markii ugu war dambeysay ay iyaga u yeereen balse waxii markaasi ka dambeeyayna warka ay maqleen uu ahaa geeridiisa.

Nabadoon Maxamud Carab Caalin oo Ka Mid Ah Odayaasha Muqdisho Kulanka Ku Yeeshay Ayaa Sheegay In Dowladu Aysan Daacad Ka Aheen Xaqiiqo Raadinta Barista Ee Marxuunka Geeriyooday