Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay in Putland aysan Weerar ku aheyn...

DHAGEYSO:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sheegay in Putland aysan Weerar ku aheyn ee ay doonayaan Xaduudooda.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markale ka hadlaayay dagaalka degaanka Tukaraq  ee gobolka Sool ayaa sheegay in maamulkiisa aysan duulaan ku aheyn Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Somaliland ay dooneyso in nabad lagu dhameeyo Khilaafka ka dhaxeeyo Somaliland iyo Puntland.

Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Somaliland ay gaarto xuduudeeda rasmiga ah ee uu sameeyay Gumeystihii Ingariiska.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in ay daneynayaan in dadka kunool Somaliland iyo Soomaaliya ay nabad ku wadda noolaadaan.

Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa hawadda isku mariyay Hanjabaado saacaddihii lasoo dhaafay ka dib markii dagaal culus oo ku dhexmaray degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Halkaan ka dhageyso:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe