Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Maanta Dhagax dhigay MatxafkaQaranka Oo Aad u Burburay waxa uuna Xusay Madaxwaynaha in Lagu dhisayo Matxafka Ololaha isxilqaan Ee Dawaan Masuuliyiinta Dalka ay Kudhawaaqeen.
Madaxwaynaha ayaa Kubooriyay Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed inaysan Sugin Gacmo shisheeye iyo in Dalkooda Loodhiso Taabadalkkedana ay iyagu Gacmahooda Kudhistaan Dalkood.
Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxwaynaha Dalka ayaa Sheegey in Soomaaliya ay Gacmaheeda Kuburburiday Dalkeed Loogana Baahanyahay isla Gacmihii ay Kubur buriyeen ay Kudhistaan.