Friday, April 18, 2025
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Kaxandhaale Oo Beeniyay in Dagaal Beeleed uu Kadhacay Deegaankaasi

Dhageyso:-Maamulka Kaxandhaale Oo Beeniyay in Dagaal Beeleed uu Kadhacay Deegaankaasi

Waxaa Saacadihii Lasoo dhaafay Soobaxay Warar sheegaya in Deegaanka Kaxandhaale Ee Kuyaala Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ay Ka wadaagaan Dhinaca Gobolka Galgaduud ay Kataagantahay Xiisad Colaadeed ayna Jiraan Dhimasho iyo Dhaawac Kadhashay Xiisadaasi ayaa Waxaa arintaasi Beeniyay Maamulka Deegaanka Kaxandhaale.

Gudoomiye Kuxigeenka Deegaanka Kaxandhaale Madoobow Maxamed Warsame  Oo Lahadlay Idaacada Codka Gobollada Dhexe  Asaga oo Kusan Deegaanka Kaxandhaale ayaa Waxa uu Been Abuur Kutilmaamay Wararka sheegay in Dagaal Beeleed uu saaka kasocdo Deegaanka Kaxandhaale.

Sikastaba Hadalka Gudoomiye Kuxigeenka Deegaanka Kaxandhaale ayaa Waxa uu Imaanaya Xili Saacdihii Lasoodhaafay Qaar Kamida Warbaahinta Soomaalida ay Tabinayeen in Dagaal Beeleed asaaro Gaystay Uu Manta Kasocdo Deegaankaasi.

 

Halkaan kadhagayso Waraysiga

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe