Iyadoo Horraantii Bishaan Saraakiil Ka Tirsan Dhinaca Amaanka Maamulka Gobolka Hiiraan Ay Sheegeen In Al-shabaab Loo Gacan Geliyey Askari Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ayaa Arrinkaasi Waxaa Galay Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan.
Odayaasha Dhaqanka Ayaa Wixii Intaasi Ka Dambeeyey Waxa Ay Billaabeen Kulamo Ay La Qaadanayaan Saraakiisha Al-shabaab Iyaga Oo Kala Hadlay Sidii Ay Usii Deyn Lahaayeen Askariga U Xiran Al-shabaab.
Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Abdi Rashid Ali Mohamed:-