Monday, May 18, 2026
HomeDhageysiDhageyso:-Maamulka Gobolka Bari Oo Awaamiir Culculus Soo Rogay.

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Bari Oo Awaamiir Culculus Soo Rogay.

Iyada oo La tix galinayo Awaamiir Ka soo baxday Kulan ay Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka Puntland  Ku yeesheen Madaxweynaha Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Karaash iyo Gudiyada Amniga iyo Kahortaga Coronavirus ayaa waxaa kulan Deg Deg ah is kugu yimid Xubnaha guddiga Amniga ee gobolka Bari oo ka kooban Maamulada degmooyinka iyo Taliska Booliska.

Kulankaan ayaa Waxaa Laga soo saaray awaamiir Laxariirta Kahortaga Coronavirus iyo Sugida Amniga Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland.

Awaamiirta Ka soo baxday Kulankaa Waxaa qayb ka ahaa in Laga Bilaabo 1-April ilaa 15-April La mamnuucay Gaadiidka Baska loo yaqaano Ee Kadhax shaqeeya Magaalada Boosaaso iyo Magaalooyinka kale Ee Gobolka Bari.

Waxaa sidookale Maamulka Gobolka Bari uu Soo rogay Bandaw Mudo 15-Cisho ah Laga Bilaabo 6:00-Makhribnimo ilaa 5:00-Aroornimo.

Halkaan Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe