Home Dhageysi Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo Ka Jawaabtay Amarkii Shiikh Shaakir

Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo Ka Jawaabtay Amarkii Shiikh Shaakir

182

Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo Ka Mid Ah Xildhibaan Baarlamaanka Somaliya Iyo Gudomiyihii Hore Ee Magaalada Baydhabo Xasan Maclin Axmed Ayaa Shir Jaraa,id oo Ay Siwada Jir Ah Ugu Qabtay Magaalada Baydhabo Waxaa Ay Si Kulul Uga Hadleen Amarkii Shiikh Shaakir Ee uu Ku Amray Dadka Deegaanada Koofur Galbeed Ka Soo Jeeda In Ay Iskaga Baxaan Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Galmudug

Dhanka Kale Waxaa Ay Canbaareeyeen Ganacsato Ka Soojeeda Deegaanada Koonfur galbeed oo Lagu Xirxiray Magaalada Boosaaso

Warbixin Xasan Daa,uud (Xasan Sheelare)