Tuesday, May 12, 2026
HomeWararDagaal Ka Dhacay Duleedka Baladweyne

Dagaal Ka Dhacay Duleedka Baladweyne

Dagaalka ayaa geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,waxana wararku sheegayaan in uu ku geeriyooday taliyihii qeybta Booliska gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe Maxamed Mocow.

Waxaan Dagaalka oo Ka Qarxay deegaanka Kalabeyr ee Gobolka Hiiraan Ayaa Waxaa sheegayaan in uu u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Hir-Shabeelle iyo Ciidamo taabacsan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolkaasi Yuusuf dabageed.

Sidoo kale dagaalka waxaa ku dhaawacmay taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Baladweyne iyo saraakiil kale,waxaana dagaalka uu ka socdaa Koontoroolka deegaanka Kalabeyr.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe