Saturday, April 19, 2025
HomeDhageysiDHAGAYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Galmudug Oo Cadaado Ka Daahfuray Mashaariic Horumarineed 

DHAGAYSO:- Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Galmudug Oo Cadaado Ka Daahfuray Mashaariic Horumarineed 

asiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Maamulka Galmudug Axmed Dubed Cali ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Cadaado Ka Daah Furay mashruuc Horumarineed oo lagu qalabeeyay qaar kamida xaafiisyada madaxtooyada ku yaala kuwaas oo qaab maqal iyo muuqaala logu xariirayo.

Wasiirka ayaa shegay in Dadaal Dheer Loogalay Sidii Mashrucaan Loohir Galin Lahaa Xarunta madaxtooyadda oo baahi badan u qabtay.

Wasiir Axmed Dubed ayaa sheegay in qalabkaan loogu talagalay isku xirka xiliyadda Shirarka ay ka socdaan madaxtooyada, iyo Shirarka kale ee ka dhacaya Meelaha kabaxsan madaxtooyada.

Sidoo kale Gudoomiyaha Dagmada Cadaado C/llahi C/raxmaan Xusen (Tootoole) oo ka hadlay ayaa sheegay In loo baahanyahay in la xafido qalabkaan Cusub ee Lagu koo kordhiyay madaxtooyada Galmudug Ee Magaalada Cadaado.

Halkaan, ka dhagayso:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe