Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Baar Ubax ee degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Haweenay Qaad iibinaysay iyo Askari ka tirsan ciidanka Dawladda.
Qof goobjooge aha ayaa ii sheegay in koox hubeysan ay rasaas ku fureen askriga oo ka agdhawaa haweeney qaad ku iibineysay wadda qarkeeda kadibna ay halkaasi ku geeryoodeen askarigii iyo Haweeneydiiba.
Waxuu intaasi ku daray in ay goobta iskaga baxsadeen kooxdii dilka geysatay.
Wixii soo kordha Halkaan kala soco: