Thursday, April 24, 2025
HomeWararDEG DEG:- Tirinta Codadka Musharixiinta Doorashadda Gudoonka Baarlamaanka oo bilaabatay

DEG DEG:- Tirinta Codadka Musharixiinta Doorashadda Gudoonka Baarlamaanka oo bilaabatay

Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabatay tirinta Codadka , islamarkaana loo gudbay Wareegga Koowaad.

Kulanka baarlamaanka ayaa waxaa soo xaadiray 262 xildhibaan oo u codeynaya musharixxinta u tartamaya Afhayeenka Baarlamaanka.

Musharaxii hela 50+1 ayaa ku guuleysan doona wareegga Koowaad Gudoomiyaha Golaha Shacabka, hadii Musharaxiinta Midna heli waayo waxaa loo gudbi doonaa Wareegga Labaad.

Magacyadda Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

1- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

2- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

3- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

4- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

5- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

6- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

7-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur.

8- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

9- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

10- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

Halkaan kala Soco Wixii ku soo kordha:

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe