Sunday, March 23, 2025
HomeWararDEG DEG:-Diyaarad ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Baladweyne

DEG DEG:-Diyaarad ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Baladweyne

Wararka naga soo gaaray Magaalad baladweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhaw garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi ay ju Dhacday Diyaarad.

Diyaarada ayaa Waxaa qabsaday kadib dhicitaankeeda  Dib xoogan waxaana ilo xog ogaal ah ay sheegeen in diyaarada ay aheed mid Xamuul ah oo raashin siday.

Sawiro laga helay diyaarada dhacday ayaa muujibaya baaxada dabka ka kacay Diyaarada.

ilaa iyo hada lama sheegin qasaarada ka dhashay diyaaradaan Baladweyn ku dhacday waxaana lagu hawlanyahay Daminta Dabka ka kacay.

Wixii Soo kordha Halkaan Kala Soco

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe