Agabkaan Oo Loogu Tala Galay Ka Hortaga Iyo Daryelka Dadka Uusoo Rito Xanuumka Covid19 Ayaa Waxaa Wasaarada Caafimaadka Galmudug Oo Gacan Ka Heleya Wasaarada Caafimaadka Fadaraalka Iyo Midowga Yurub Waxa Ay Gaarsiiyeen Dagmada Cadaado Oo Ka Mida Meelaha Meelaha Uu Saameeynta Xoogan Ku Yeeshay Xanuunka Karoona Feyrus
Madasha Lagu Wareejinayay Agabkaan Ayaa Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Masuuliyiinta Maamulka Dagmada Cadaadio Ugu Horeyna Waxaa Ka Warbixiyay Baahida Ay U Qabeen Madaxa Caafimaadka Dagmada Cadaado Dr Cabdi Xasan Cali.
Gudoomiyaha Dagmada Cadaado Ee Gobalka Galguduug Cabdullaaahi Cabduiraxmaan Xuseen Ayaa Isna Faah Faahin Guud Ka Bixiyay Heerka U Marayo Saameynta Xanuunka Covid 19 Waxaana Uu Xusay In Haatan La Dareemayo Hoos U Dhaca Markla Loo eego sidii uu ku biloowday.