Home Warar Deg Deg Dagaal Caawa Ka Dhacay Guricel

Deg Deg Dagaal Caawa Ka Dhacay Guricel

334

Israsaaseen Ku Dhawaad 20 Daqiiqo Ka Socotay Aaga Saldhiga Boliska Magalada Guricel Iyo Hool Ay Ka Socotay Munasabad uu Shacabka Kula Hadlayay Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Somaliya Ayaa Ka Dhacay Degmada Guricel Ee Gobolka Galgaduud.

Inkastoo Aan Dhab Loo Ogeen Khasaaraha Ka Dhashay Hadana Waxaa La Aaminsan Yahay In Iska Hor Imadkan uu u Dhexeeyo Ahlusuna Iyo Ciidamada Dowlada Somaliya⁷