Hogaamiyaasha Ahlu Sunna oo la go,doomiyay
Ciidamada dowlada saakay xiray dhamaan wadooyinka soo gala Dhuusamareeb iyo wadooyinka gala goobaha ay ku sugan yihiin madaxda Ahlu Sunna
Wararka ayaa sheegaya in ciidan ay joojiyeen dhaqaaqyada islamarkaana ay gaarka ka hayaan masuuliyiinta Ahlu Sunna inay isaga baxaan magaalada Dhuusamareeb
Ciidamada dowlada ayaa gabi ahaan la wareegay magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Matabaan

