Home Barnaamijyo Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

466

Ciidamada Dowlada oo dagaal kula wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan

Dagaalka ayaa dhexmaray ciidanka dowlada iyo Ahlu Sunna

Ciidamada Ahlu Sunna oo looga xoog roonaday dagaalka ayaa gabi ahaan laga saaray magaalada Matabaan waxaana haatan magaalada gacanta ku haya ciidanka dowlada