Tuesday, May 20, 2025
HomeWararGudahaDagaal ka socda gobolka Hiiraan

Dagaal ka socda gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saacadihii la soo dhaafay ka socday inta u dhaxeysa deegaannada Yasooman iyo Aboorey ee gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa u dhaxeeya AS iyo ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda.

Wararkii dambeeyay ee halkaasi naga soo gaaraya ayaa sheegaya in weli dagaalka socdo, lamana oga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay.

Maalmihii la soo dhaafay ciidanka dowladda iyo dadka deegaanka ayaa dhaqdhaaqyo ka wada xadka gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe