Home Dhageysi DAAWO:-Hugaamiyaashii Alshabab Ugu Sareeyay Ciidamada Dowlada Isku Soodhiibay

DAAWO:-Hugaamiyaashii Alshabab Ugu Sareeyay Ciidamada Dowlada Isku Soodhiibay

99

Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha Qarsho Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Shir Jaraa,id Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Mantay Ayaa Faa Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Ciidamada Dowlada Somaliya Saacadihii Tagay Ay Ka Sameeyeen Gobolada Dalka Ganaraal Qarsho Ayaa Sheegay In Hugaamiyashii Alshabaab Usareeyay Ay Isku Soodhiibeen Ciidamada Dowlada Somaliya

Taliye Indha Qarsho Ayaa Ka Digay In Beenta Iyo Waxa uu Ku Tilmaamay Baro Bagaandada Laga Tabinaya Ciidamada Dowlada Cidii Lagu Helo In Ay Maxkamada Geen Doonaan