Sunday, January 19, 2025
HomeMuuqaaloDaawo Muuqaal Banaanbixii Maanta ka dhacay Cadaado ee lagu codsaday soodeynta Afweyne

Daawo Muuqaal Banaanbixii Maanta ka dhacay Cadaado ee lagu codsaday soodeynta Afweyne

Banaanbax balaaran oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin katirsan Galmudug odayaal waxgarad iyo qeybaha bulshada ayaa maanta ka dhacay magaalada Cadaado kaasi oo dowlada dhexe looga codsaday in lasoo daayo Maxamed Cabdi Xasan Afweyne.

Dadkii ka hadlay  banaanbaxa ayaa  dowlada Somaliya ka dalbaday in dowlada Biljim laga soodaayo Maxamed Cabdi Xasan Afweyne oo ku dhawaad 5 sano ugu xiran si sharcidaro ah dalka Biljim.

Reer Cadaado ayaa si gaar ah uga codsaday R/wasaare  Xasan Cali Kheyre oo kusugan dalka Biljim in arinta Afweyne uu kala hadlo dalkaas si xoriyadiisa u  helo ganacsade Maxamed Cabdi Xasan Afweyne.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe