Friday, March 29, 2024
HomeWararDAAWO:- Ciidamada dowladda oo degaano cusub la wareegay

DAAWO:- Ciidamada dowladda oo degaano cusub la wareegay

Ciidamada dowladda, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo dadka degaanka oo is garabsanaya ayaa gacanta ku dhigay Deegaanno hor leh oo ay hore uga talinayeen Al-Shabaab.

Deegaannada soo galay gacanta Ciidamada oo haatan ay  Ciidamadu howlgallada ka wadaan ayaa kala ah Galcad ( Mudug ), Ceel-Qalow Iyo Gabdhaale’

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Abshir Cabdi Sheekh ayaa Risaala u faah faahiyay degaannada lala wareegay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe