Saturday, March 22, 2025
HomeWararMaxkamada Gobolka Banaadir oo dib u cilisay Kiiska Wariye Gurbiye

Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u cilisay Kiiska Wariye Gurbiye

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa hor-tagey Wariye Gurbiye oo dacwad loo haysto loogana yeeray Maxkamada.

Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa sheegtay in aysan cadeen cida soo dacwaysay wariye C/casiis Gurbiye sidaas awgeedna wax ay xeer ilaalinta ku celisay in ay soo cadayso cida uu udacwaysan yahay Gurbiye.

Arintaan ayaa Dood waxaa ka keenay Qareenada Wariyaha oo Maxkamada u sheegay in ay tahay wax aan qurux badnayn in maxkamada looga yeero marar badan muwaadin aan la aqoon cida uu u dacweysan yahay.

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe