Saturday, March 22, 2025
HomeBarnaamijyadaCiidanka Ahlu Sunna ayaa amaro cusub kusoo rogay magaalada Dhuusamareeb

Ciidanka Ahlu Sunna ayaa amaro cusub kusoo rogay magaalada Dhuusamareeb

Ciidanka Ahlu Sunna ayaa amaro cusub kusoo rogay magaalada Dhuusamareeb

Taliska ciidanka ee Dhuusamareeb ayaa amray in gaadiidka raaxada aysan soo geli karin kana bixi karin magaalada

Amarkan ayaa yimid kadib markii ay sii kala fogaadeen Xaaf iyo Madaxda Ahlu Sunna

Dhanka kale madaxweyne Xaaf ayaa wali la kulmin wasiir Sabriye

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe