Friday, August 21, 2026
HomeWararMadaxweyne tiiceeye oo maanta Cadaado Soo Gaaray

Madaxweyne tiiceeye oo maanta Cadaado Soo Gaaray

Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Mohamed Aden Tiiceey ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado

Tiiceey oo ah aasaasihii maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa lagu xasuustaa maamulkiisii inuu midkii ugu wanaagsanaa ee soo mara gobolada dhexe

Mudane Tiiceey ayaa kamid ah siyaasiyiinta ugu muga weyn ee kasoo jeeda Galmudug

Sawirada Jagejage

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe