Tuesday, March 18, 2025
HomeBarnaamijyadaCiidammada ammaanka Baardhere Oo maanta toogasho ku diley haweeney rabtey inay isku...

Ciidammada ammaanka Baardhere Oo maanta toogasho ku diley haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga booliska degmada Baardhere.

Ciidammada ammaanka Baardhere Oo maanta toogasho ku diley haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga booliska degmada Baardhere.

Haweeneyda ayaa xilligaasi waxay ka soo degtay Baabuur Caasi ah Oo ka yimid magaalada Baydhabo,waxayna bambo ku tuurtey ciidanka ilaalada ahaa ee ku sugnaa afaafka hore,waxaana halkaasi ku dhaawacmey ilaa 2askari.

Baaritaano meydkeeda lagu sameeyey ayaa waxaa laga soo saaray walxaha qarxa iyo Lambar sireedkeeda.

SNTV

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe