Friday, April 25, 2025
HomeWararCiidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Rag ka Tirsan Al-shabaab olive oil...

Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Rag ka Tirsan Al-shabaab olive oil in the fridge

Howlgal ay sameeyeen xalay maqribadii ayay ciidamada booliska degmada waabari kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen alshabaab.

Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa xaqiijiyey  in labadan nin lala soo qabtay qori nuuciisu yahay Ak47 kaa oo ku xirnaa baakado shorooteysan.

Howgalka ayaa laga sameeyay  xaafada buula Eelaay loo yaqaano ee degmada waabari,waxaana saraakiishu ay inoo xaqiijiyeen in raggan muddo la daba joogay halkaana ay ka degnaayeen seddex qol,banaanka aysan u soo bixin jirin.

Sarkaal ka tirsan laamaha amaanka ayaa  xaqiijiyey in mid ka mid ah raga la xiray uu qirtay in ka mid yahay alshabaab kana yimid degaanno ay ka  arimiyaan alshabaab, sidoo kale Ninka kale ayaala sheegay in uu horay kaga tirsanaa Ciidamadii xasalinta gobolka Banaadir,kuwaas oo markii dambe lagu daray Booliska Gobolka Banaadir.

Saraakiisha warbaahinta uma soo bandhigin Raggan, balse waxaa ku socda baaritaano dheeri ,waxaana Ninka ka tirsanaa Xasilinta la xaqiijiyay in uu mar ka tirsanaa Nabad Sugidda Soomaaliya.

Muddo saacado gudahood ayay ciidamada booliska degmada waabari gacanta ku dhigeen Ninkii sedexaad oo la xariirinayo shabaabnimo,waxaana qabashada labadan nin ka horeysay Nin kale oo dil ka geestay waaxda horseed ee isla degmada waabari kaasoo booliska degmada ay gacanta usoo galiyeen dad ka shacab oo ka carooday dil waaxdaa loogu gestay xoghayii waaxda horseed ee degmada waaber.

https://holistickenko.com/fictitious-food-olive-oil/

olive oil in the fridge

olive oil in the fridge

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe