Thursday, April 30, 2026
HomeWararAxmed Madoobe Oo Shir Guddoominaya Kulan Deg-deg Ah Oo Ka Socda Kismaayo

Axmed Madoobe Oo Shir Guddoominaya Kulan Deg-deg Ah Oo Ka Socda Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jubbaland uu kulan deg deg ah isugu yeeray Saraakiisha Ciidamada maamulka Jubbaland.

Kulankaan oo hadda ka socda Madaxtooyadda Jubbaland ayaa ah mid diiradda lagu saarayo sidii loo xaqiijinlahaa Ammaanka degaanada maamulka Jubbaland.

Kulankaan ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe , waxaana ku sugan dhammaan taliyeyaasha Ciidamada Jubbaland iyo sidoo kale Wasiirro ka tirsan Jubbaland.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe