Sunday, March 23, 2025
HomeDhageysiDHAGEYSO:-Dad Biriqi Ku Dishay Gobolka Mudug

DHAGEYSO:-Dad Biriqi Ku Dishay Gobolka Mudug

Abaaraa 3:00 Aroornimo Ee Xalay Ayaa Roobbab Kada,ay Deegaanka Lagu Magacaabo Guudoole Oo Hoos Taga Dagmada Xaradheere Ee Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Ka Dhashay Qasaaro Iskugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dib Markii Biriq Ay Haleeshay Qoos Reer Miyiya oo Halkaa Diga Labo Ruux oo Haween Ah Ayaa Midna Ku Geeriyootay Midna Ku Dhaawacantay Biriqdaasi Sida uu Xaqiijiyay Siciid Axmed Abshir Oo Ahaa Ninkii Aay Udhaxeysay Haweynayda  Geeriyootay Isagoona Sheegay In Gabadha Dhaawacantay Ay La Dhalatay Xaaladeed Si Wax Looga Qabtana Lageeyay Isbitaalka Cadaado

Roobab Dadka Iyo Duunyadaba Ku Diirsadeen Ayaa Saacadihii Nadhaafay Ka Da,ay Deegaano Ka Tirsan Gobolada Mudug Iyo Galgaduud Ee Bartamaha Somaliya

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe