Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa wareegto shaqada kaga eryey wasiiru dowlihii wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee maamulkaasi.
Waxa uu sheegay Shariif Xasan in sababta ugu weyn ee shaqada looga eryey Abba Awow Suufi ay tahay kadib markii uu Aflagaado sameeyey, uuna ku xadgudbay nidaamkii u yaallay wasiirada.
Hoos Ka Akhriso Warqadda Xil Ka Qaadista:-