Tuesday, March 18, 2025
HomeWararAKHRISO:-Puntland oo Taliyayaal Xabsiga Dhigtay.

AKHRISO:-Puntland oo Taliyayaal Xabsiga Dhigtay.

Wararka Codka Gobolada Dhexe ay ka helayso Magaalada Garoowe ayaa Sheegay in Xabsiga loo taxaabay Masuuliyiin katirsan taliska Booliska Puntland.

Masuuliyiintaan ayaa la xiray ayaa kala ah Taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale Faarax (Suleembe) iyo Taliyihii Saldhiga Bartamaha Caasimadda Garoowe Dhamme Maxamuud Muuse Bile Xuseen (Fardafuul) waxaana dhamaantood ay ku eedeysan yihiin in ciidamo ay hogaaminayeen ay gadood sameeyeen.

Wax war ah wali kama soo bixin Taliska sare ee Booliska Puntland waxaase jira in Maamulkaasi uu horay ubilaabay in tilaabo uu qaado cid kasta oo ku dhaqaaqda arimo ka soo horjeeda sharciyada dagsan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe