Sunday, April 20, 2025
HomeWararShirka Madaxda Maamul Goboleedyada oo maanta ka Furmaya Dhuusa-mareeb.

Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada oo maanta ka Furmaya Dhuusa-mareeb.

Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada Galmudug Waxaa lagu wadaa saacadaha soo socda in uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada dalka oo 2-dii cisho ee la soo dhaafay ku sugna xarunta Galmudug.

Madaxda oo kulamo goono gooni ah yeeshay ka hor kulanka maanta ayaa lasheegay in ay isla gorfeeyeen arimo ku aadan siyaasada soomaaliya iyo in maamul goboleedyada ay iskaashi sameystaan qodobadaas oo intooda badan la isla qaatay.

waxaa dhanka kale madaxad ay isla soo hadal qaadeen in aan baasiin lagu soo shubin siyaasada kacsan ee xiligaan ka jirta dalka oo laga aado wax walba dhanka xalka.

Halkaan kala Soco wararka Galmudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe