Tuesday, March 18, 2025
HomeBarnaamijyadaAKHRISO:-Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari.

AKHRISO:-Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari.

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dani ayaa Magacabaaya Maanya Taliye Ku-xigeenka qaybta Booliska Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland.

G/Dhexe Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaal ayuu Madaxweynah u Maga caabay Taliye Kuxigeenka Boliska Gobolka Bari kadib wareegto kasoo baxday Xaafiiskiisa.

Warqada Magacaabista ayaa u Qorneed Sidaan:-

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.18, March 30, 2020 kuna saabsan wareejin Sarkaal iyo u magacaabid Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu tixgeliyey: Dar-dar gelinta Arrimaha Amniga Gobolka Bari.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa G/Dhexe Cabdikaafi Maxamed Maxamuud Qaal laga soo wareejiyay Ciidanka Daraawiishta loona wareejiyey Ciidanka Booliska Puntland, isla markaana waxaa loo magacaabay Taliye ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Bari.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

=DHAMMAAD=

QORAALADA LA XIRIIRA

220 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe