Sunday, March 23, 2025
HomeWararAKHRISO:-Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee BFS Oo Dacwad Laga Gudbiyay umami chocolate

AKHRISO:-Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee BFS Oo Dacwad Laga Gudbiyay umami chocolate

Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dacwad Kadhan ah Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee baarlamaanka Fidraalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad u gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa Ku Eedeeyay Mahad Cabdlaa Cawad inuu Dhinac Maray Sharciga iyo Xeer Hoosaadka islarkaama aysan Waxa uu sameeyay ahayn Kuwo Loodulqaadan Karo.

Sidookale Xildhibaanada Waxa ay Ku Eedeeyeen Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad Ee Barlamaanka inuu Meel uga Dhacay Sharfta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Kadib marii uu diiday inuu Aqbalo Warbixin ay usoogudbiyeen Gudiga Maaliyada Soomaaliya Oo Kusaabsanayd Musuq maasuqa.

Halkaan Ka Akhriso:-Dacwada Xildhibaanada.

https://holistickenko.com/umami/

https://holistickenko.com/umami/

umami chocolate

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe