Home Warar Sawiro: Wado maanta laga xarig jaray magaalada Cadaado

Sawiro: Wado maanta laga xarig jaray magaalada Cadaado

274

Wado bulshadu hirgeliyeen ayaa maanta laga xarig jaray magaalada Cadaado

Wadadan ayaa waxaa taaba galkeeda ka dambeeyay Xildhibaan Xusen Ibraahim Xamarow, Gudoomiye kuxigeenka Cadaado Nuur Yarow Xayle iyo qaarkamid ah dadka dagan xaafada laga dhisay wadada

Campaniga Ximan Genaral Servica oo dhisay wadada ayaa gacan weyn ka geystay maadama boqolkiiba kontan qiimo dhis u sameeyay dadka maalgalshay wadadan

Inkastoo Cadaado horey looga hirgalshay wadooyin balse waa markii ugu horeysay ay dadka deeganka iyagu maalgalshan wado sidaan oo kale ah.

Wadada ayaa siwada jir ah u xarig jaray Wasiirka Tastuurka Galmuduh Maxamed Colaad iyo gudoomiye kuxigeenka degmda Cadaado Nuur Yarow Shaarbacade waxaana kasoo qeyb galay xarig jarka wasiiro, Xildhibaano iyo xubno katirsan bulshada.