Home Warar Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada Afrika Oo Kulan Laqaatay Madaxda Dalka

Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada Afrika Oo Kulan Laqaatay Madaxda Dalka

175

Wafdi uu Hogaaminayo Thomas Waldhauser Oo ah Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada Afrika ayaa Maanta Soogaaray Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Waxaana Garoonka Diyaaradaha Kusoo dhaweeyay Saraakiisha Maraykanka Ee Soomaaliya Jooga,Kuwa Xooga Dalka iyo Masuuliyiin Kale.

Wafdiga Taliyaha ayaa Kulan Laqaatay Madaxda ugu Saraysa Dalka Waxaana ay Kawada Hadkeen Arimo Badan oo Laxariira Dhanka amaanka iyo Taageerada Maraykanka Kasiiyo Soomaaliya Ladagaalanka Al-shabaab.

Safarka Thomas Waldhauser Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada afirka uu Kuyimid Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka ayaa Waxa uu imaanaya ayada Oo Todobaadyadii Lasoo dhaafay Maraykanku uu Laba Jibaaray Hawl-galada Ka dhanka Al-shabaab Ee uu Kawado Soomaaliya.