Qoraal kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey farogelinta dowladda federaalka ee ku aadan doorashada K/galbeed.
Golaha ayaa ka digey in farogelintaasi ay horseed u noqoto dagaallo sokeeye oo ka dhacay K/galbeed iyo sidoo kale in la isku diro shacabka wada deggan gobolladaasi.
Sidoo kale, golahan ayaa soo dhoweeyey go’aankii ay qaateen guddiga doorashada K/galbeed xubno ka mid ah oo ah iney is casileen.
Hoos Ka Akhriso Warqadda Golaha Iskaashiga:-

