Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa  dhawaan Gadiidkii ugu badnaa oo wada gargaar u dirtay baladweyne  ee xarunta gobolka hiiraan ka dib markii fatahaad xoogan ay ka dhcday waxaana jiro dhaliil loo jeediyay
Qaar ka mid ah shacabka kunool magaalada baladweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in ilaa iyo hada aysan helin wax gar gaar ah waxaana ay sheegeen in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta dadkii ka barakacay fatahaadii ku dhufatay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.
Hoos ka dhageyso

