Wednesday, April 22, 2026
HomeWararDhageyso:-Shacabka Baladweyne oo sheegay in la musuq maasuqay gargaarkii dowladdu soo dirtay

Dhageyso:-Shacabka Baladweyne oo sheegay in la musuq maasuqay gargaarkii dowladdu soo dirtay

 

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ayaa  dhawaan Gadiidkii ugu badnaa oo wada gargaar u dirtay baladweyne  ee  xarunta gobolka  hiiraan ka dib markii fatahaad xoogan ay ka dhcday waxaana jiro dhaliil loo jeediyay
Qaar ka mid ah shacabka kunool magaalada baladweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in ilaa iyo hada aysan helin wax gar gaar ah waxaana ay sheegeen in ay jiraan dhibaatooyin badan oo haysta dadkii ka barakacay fatahaadii ku dhufatay magaalada baladweyne  ee xarunta gobolka hiiraan.
Hoos ka dhageyso

 

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe