Thursday, May 7, 2026
HomeBarnaamijyadaRa'iisulwasaare Khayre ayaa madaxda Ahlu Sunna u sheegay in magaalooyinka Dhuusamareeb iyo...

Ra’iisulwasaare Khayre ayaa madaxda Ahlu Sunna u sheegay in magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel uu keenayo ciidamo Amisom ah

Ra’iisulwasaare Khayre ayaa madaxda Ahlu Sunna u sheegay in magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel uu keenayo ciidamo Amisom ah

Madaxda Ahlu Sunna ayaa kasoo horjeestay kuwaas oo sheegay in aysan ogoleyn ciidamo ka baxsan kuwa hada jooga deegaanka

Ciidamada Amisom ee Khayre keenayo deegaanka ayaa loo maleynayaa inay yihiin ciidamo Itoobiyaan ah oo qeyb ka ah howlgalka Amisom

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe