Friday, May 1, 2026
HomeWararSawiro: Galmudug oo soo bandhigtay rag loo heysto qaraxii fashilmay ee Guriceel

Sawiro: Galmudug oo soo bandhigtay rag loo heysto qaraxii fashilmay ee Guriceel

Nin magaciisa lagu soo koobay Dubad ayaa loo heystaa inuu guri ku hayay qofkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel munaasabadii ka socotay.

Maamulka ayaa labadooda meel qura isugu keenay, walina waxaa socda baaris dheeraad ah.

Ciidamo badan ayaa la geeyay jidadka magaalada soo gala si dhaq-dhaqaaqa ay ula socdaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe