Saturday, May 2, 2026
HomeWararDhageyso:-Allaha u Naxariisto Xildhibaanad Maryan Minishiibiyo oo ku geeriyootay Muqdisho

Dhageyso:-Allaha u Naxariisto Xildhibaanad Maryan Minishiibiyo oo ku geeriyootay Muqdisho

Rabi ha unaxriisto Xildhibaanad Maryan Cali Munashiibiyo oo katirsaneed baarlamanka Galmudug ayaa goordhow ku geeriyootay isbitaalka Yardamelli Muqdisho

Marxuumada ayaa kamid aheyd xildhibaanada laga soo doorto Cadaado

Rabi ha unaxriisto oo alle jano fardowso haka waraabiyo

Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Iyo Xildhibaan Cabdulaahi Faarax Sandheere oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Ayaa Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Allaha Unaxariistee Xildhibaanad Maryan Cali

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe