Sunday, May 3, 2026
HomeWararSawiro: Madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Tiicey oo biyo dhaamin u sameeyay...

Sawiro: Madaxweynihii hore Ximan iyo Xeeb Tiicey oo biyo dhaamin u sameeyay…

Madaxweynihii hore maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cllaahi Tiicey ayaa biyo gaarsiiyay qaarkamid ah dadka abaareysan ee kunool deegaano katirsan Galmudug

Tiicey ayaa biyo dhaamiskan ugu talo galay inuu ku caawiyo dad iyo duunyada abaartu saameysay

Deegaanada Galmudug ayaa waxaa kajira abaar saameysay dadka iyo duunyada

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe