Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Cusub Ee Wasaarad Dastuurka Dowlada Somaliya Ayaa Maanta Xilkii Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ku Wareejiyay Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo Dhawaan loo Soomagaxcaabay Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada
Munaasabada Xil Wareejinta oo uu Goobjoog Ahaa Kusimaha Ra,isul Wasaaraha Dalka Mahdi Maxamed Guuled Ayaa Waxaa Saalax Axmed Jaamac Wasiirka Cusub Ee Wasaarad Dastuurka Dowlada Somaliya Hadana Baneenaya Xilka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Waxaa uu Ka Sheekeeyay Waqtigii uu Xilka Hayay Waxyaabihii U Qabsoomay
Sadiiq Xirsi Warfaa Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Xukuumada Fadaraalka Somaliya Ayaa Shaqaalaha Wasaarada Ku Dardaarmay In Shaqo Cusubi Ay Hortaalo
Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Ra,isul Wasaare Kuxigenka Dalka Ayaa Gaban Gabadii Madasha Xilwareejinta Wasiirka Hadal Ka Jeediyay

