Saturday, April 20, 2024
HomeWararSawiro:-Madaxweyne Kuxigenka Galmudug oo Kulan Lacago Lagu Aruurinayay Cabutwaaq uga qeebgalay

Sawiro:-Madaxweyne Kuxigenka Galmudug oo Kulan Lacago Lagu Aruurinayay Cabutwaaq uga qeebgalay

Maxamed Xaashi Cabdi Madaxweyne Kuxigenka Maamulka Galmudug Ayaa Xalay Xaruunta Jaamacada Umada Ee Cabutwaaq Kaga Qeebgalay Kulan Lacago Loogu Aruurinayay Dhise Lagu Soo Kordhiyay

“Waxaan ka qayb galay barnaamij ay soo abaabuleen Waalidiinta,Ardayda iyo Macalimiinta Jaamacada Ummada Soomaaliyeed Faraceeda Caabudwaaq oo dhaqaale loogu aruurinayay dhisme cusub oo lagu soo kordhinayay kana dhacay degmada Caabudwaaq Galmudug runtii waxuu barnaamij fiican oo guul ku dhamaaday”

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe